Nin hubeysan oo dad badan ku toogtay dalka Maraykanka (Daawo Sawirro)

Nin ka carooday shaqo laga eryay ayaa toogasho ku dilay shan qof isagoo dhaawacay dhowr askari oo soo gaaray goobta uu weerarku ka dhacay. Wararka ayaa sheegaya in ninkan oo hubeysnaa la dilay kaddib markii ay rasaas isdhaafsadeen booliiska. Shanta qof ee uu dilay ayaana haatan la shaaciyay magacyadooda. Israsaaseynta ayaa ka dhacay shirkad ku … Continue reading Nin hubeysan oo dad badan ku toogtay dalka Maraykanka (Daawo Sawirro)